Shirkaan ayaa u jeedkiisu ahaa sidii dhanka dalalka carabta ay dowladda Soomaaliya ula meel dhigi lahaayeen deymaha dhankooda ah maadaama dunkda inteeda kale ay ku dhawaaqeen in Soomaaliya ay deynta ka cafiyeen.
Kulankan ayaa waxa uu qeyb ka yahay dadaalka Dowladda ee lagu xaqiijinayo in Soomaaliya ay dhaqaale ahaan u horumarto, iyada oo ay jiri doonaan kulamo gaar ah oo dal waliba oo carbeed gaar loola kulmi doono si loo xaqiijiyo dhameystirka qaabeynta deymaha Dalalka Carbeed.
wpDiscuz