Cabdullaahi Mustaf Maxamed oo ka tirsan ciidanka xoogga iyo Ismaaciil Cali Ibraahim oo ku shaqeysa jiray Mooto Bajaaj ayaa la soo qabtay, iyagoo wata qori AK47 ah iyo Mooto.
Ragaan ayaa la sheegay dhac iyo dhaawac u geesteen labo qof oo ganacsi ku leh degmadda Garasbaaley, Taliska booliska ayaa sheegay in baaritaan kadib ragaan maxkamad la hor geyn doono.
wpDiscuz