MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

Muqdisho, May 15, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya doorka halyeeyadii hormuudka u ahaa halgankii gobanimodoonka dalkeenna ee SYL ayaa ubax dhigay taalada SYL ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda qiimaha badan ee 15-ka May, isaga oo ku boorriyey in ay ka qayb qaataan halganka diiniga…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA KAYDKA GAASKA CUNTADA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA KAYDKA GAASKA CUNTADA

Muqdisho, May 12, 2024; Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya ee Benaadir, taasi oo ka qayb qaadanaysa qorshaha looga hortagayo xaalufinta dhirta iyo nabaad-guurka deegaanka. Madaxweynaha oo ku ammaanay mas’uuliyiinta Shirkadda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed sida ay dowladda uga gacan siinayeen qorshaha ilaalinta deegaanka iyo…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY UGAAS YUUSUF UGAAS XASAN OO MAANTA LAGU CAANO-SHUBAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY UGAAS YUUSUF UGAAS XASAN OO MAANTA LAGU CAANO-SHUBAY

Muqdisho, Maajo 13, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta lagu caano shubay deegaanka Dahara Ugaas ee hoos-taga Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey Ugaaska in uu u fududeeyo masuuliyadda-dhaqan ee loo duubay, waxa uuna…

BOOLISKA OO SOO XIRAY DHALINYARO BARAHA BULSHADA KA BAAHINAYEYSAY FARIIMO KICINAYA COLAADO DADWEYNE.

BOOLISKA OO SOO XIRAY DHALINYARO BARAHA BULSHADA KA BAAHINAYEYSAY FARIIMO KICINAYA COLAADO DADWEYNE.

Muqdisho, 19 May 2024: Booliska Soomaaliya ayaa howlgal Muqdisho ka socday 24 saacadood ku soo xiray dhalinyaro isugu jirta gabdho iyo wiilal, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada, gaar ahaan TikTok ka waday kicin bulsho. Tirada dhalinyarada la soo xiray ayaa ah 21 qof, kuwaas oo bulshada dhaxdeeda ka waday “anshax xumo iyo kala…

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska XDS ee Danab.

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska XDS ee Danab.

Gaadiidkaan ayaa loogu talagalay inay ku howlgalaan guutada 16-aad ee kumaandooska Danab XDS, waxaana Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed uu kula wareegay Muqdisho. Sii hayaha xilka safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Shane L. Dixon, ayaa taliyaha ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay gaadiidkaan oo ah kuwa dagaalka looguna talagalay CXDS , dhanka kale Taliye ibraahim…

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle. Soo dhaweeyn kadib Madaxweynaha KGS ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda, ku xigeenkiisa, Agaasimayaal iyo Lataliyayaal sare oo SoDMA ka…