Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug waxa ay shaacineeysaa Jadwalka maadooyinka Imtixaanaadka Fasalka 8aad ee Sanadkaan.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug waxa ay shaacineeysaa Jadwalka maadooyinka Imtixaanaadka Fasalka 8aad ee Sanadkaan. Nasiib Wacan ayaan u rajaynaynaa ardayda.Nasiib Wacan ayaan u rajaynaynaa ardayda.Nasiib Wacan ayaan u rajaynaynaa ardayda.Nasiib Wacan ayaan u rajaynaynaa ardayda.Nasiib Wacan ayaan u rajaynaynaa ardayda.Nasiib Wacan ayaan u rajaynaynaa ardayda.Nasiib Wacan ayaan u rajaynaynaa ardayda.Nasiib Wacan…

Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXDS ayaa fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen waddo aada dhinaca Beeraha Magaalada Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad CXDS ayaa fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen waddo aada dhinaca Beeraha Magaalada Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Miinadan ayey khawaarijtu damacsanaayeen in ku dhibateeyaan Shacabka Beeralayda ah ee ku dhaqan Buula Mareer balse damacii khawaarijta waxaa fashiliyay geesiyaal ka mida Ururka…

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin, kaas oo ay yeesheen wadahadal miro dhal leh.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin, kaas oo ay yeesheen wadahadal miro dhal leh. Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray doorka ay IOM ku leeyihiin xasillinta, maareynta socdaalka, iyo dadaallada amniga xuduudaha. Wasiirka Amniga Gudaha oo uga…

Ciidanka qaranka oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan Mareykanka ayaa howlgal lagu dhabar jabiyay kooxda argagaxisada ee Daacish ka fuliyay gobalka Bari.

Howlgalka oo qeyb ka ah dagaalka lagu ciribtirayo argagaxisada ayaa waxaa jab loogu geystay maleeshiyada Daacish oo halkaas isku uruursaneysay.Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin doonta qasaaraha dhabta ee gaaray argagaxisada.

Wafdi ka socda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Xildhibaan Saciid Maxamed Maxamuud oo xubin ka ah guddiga fulinta ururka midowga baarlamaanada carabta ayaa gaaray Wadanka Algeria halkaasi oo ay uga qeyb geli doonaan fadhiga 36-aad ee shirka midowga baarlamaanada carabta oo ay sanadkaan marti gelineyso Dowladda Algeria,

Ciidanka booliska saldhigga degmada Garasbaaley ayaa soo qabtay labo nin oo ku eedeysan inay dhaawac iyo dhac ka geysteen xaafado ka tirsan degmadaas.

Ciidanka booliska saldhigga degmada Garasbaaley ayaa soo qabtay labo nin oo ku eedeysan inay dhaawac iyo dhac ka geysteen xaafado ka tirsan degmadaas. Cabdullaahi Mustaf Maxamed oo ka tirsan ciidanka xoogga iyo Ismaaciil Cali Ibraahim oo ku shaqeysa jiray Mooto Bajaaj ayaa la soo qabtay, iyagoo wata qori AK47 ah iyo Mooto. Ragaan ayaa la…

Waraaradda Waxabarasha Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Galmudug waxa ay shaacinaysaa Xarumaha Imtixaanka Fasalka 8aad lagu galidoono.

Waraaradda Waxabarasha Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Galmudug waxa ay shaacinaysaa Xarumaha Imtixaanka Fasalka 8aad lagu galidoono. Ardayda imtixaanka galaysa waa in ay hubiyaan magaca Dugsigooda iyo Xarumaha ay ku galidoonaan .Ardayda imtixaanka galaysa waa in ay hubiyaan magaca Dugsigooda iyo Xarumaha ay ku galidoonaan .Ardayda imtixaanka galaysa waa in ay hubiyaan magaca Dugsigooda iyo…

waxaa Maanta Gaalkacyo Soogaaray Wafdi uu Hogaaminaayo Caalimka Somaliyeed Macalin Maxamed Jimcale (dhalac) oo Arimo Caafimaad ugu maqnaa Wadanka Dibadiisa Gaar ahaan wadanka India

waxaa Maanta Gaalkacyo Soogaaray Wafdi uu Hogaaminaayo Caalimka Somaliyeed Macalin Maxamed Jimcale (dhalac) oo Arimo Caafimaad ugu maqnaa Wadanka Dibadiisa Gaar ahaan wadanka India Wafdiga Shiikha waxaa Garoonka kusoodhaweeyey Culumo udiin odoyaal dhaqan Dhalinyaro Iyo Qaybaha bulshada

Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi ayaa kulan doceedyo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii ka qeyb gashay madashii 10 ee biyaha oo lagu qabtay dalka Indonesia.

Mas’uuliyiinta uu la kulmay wasiiru dowlaha waxaa ka mid ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Agaasinka Guud ee Biyaha Waddanka Indunsia oo uu uga mahadceliyey martigelinta madasha 10aad ee Biyaha, iyo sida maamuuska leh ee loo soo dhoweeyey wafdigiisa. Labada Wasaaradood ayaa ka wada hadlay sidii iskaashi xooggan looga yeelan lahaa arrimaha Maareeynta…